Baaq lagu dalbanayo in caruur hooyadood ku dhimatay Suuriya dalka lagusoo celiyo. Tara Nettleton ayaa la aaminsan yahay inay dhimatay Sebtembar sanadkii lasoo dhaafay. Saygeeda Khaled Sharrouf oo aad loogu yaqaanay inuu yahay nin u dagaalam kooxda IS ayaa lagusoo waramay inuu ku dhintay dagaalka.
Share




