Ceebta iyo dhaleecaynta lala xariiriyo xanuunka dhimirka
Ceebta iyo dhaleecaynta lala xariiriyo xanuunka dhimirka

Every year, four million Australians are treated for mental health conditions. Source: Supplied
Ku dhawaad hal bilyan oo qof ayaa aduunka oo dhan laga helay xanuunka dhimirka saas oo ay tahay qaar badan oo kale ayaa qarsada xanuunka maadaama xanuunada dhimirka lala xariiriyo ceeb sida laga soo xigtay warbixin caalamiya.
Share