Iyadoo ay kaliya ka hadhay gabagabadii FIFA WORLD CUP QATAR 2022, ayaa waxaa bilowdey in la odoroso cida qaadi doonto France iyo Argentina horyaalka koobka. sidoo kale Croatia iyo Morocco ayaa kaalinta sadaxaad iyagana ku baratamaya. wax ka ogoow ifafaalaha socda.