SBS ayaa booqatay Bell St Mall si ay jaaliyada wax uga waydiiso arimaha doorashada soosocota. Waxay ka hadleen arimaha muhiimka u ah oo ay ka mid yihiin Medicare, waxbarashada iyo shaqooyinka.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

