SKIP TO MAIN CONTENT

Codadka Jaaliyada iyo Cabdiwahaad Qalinle.

SBS Somali
SBS Somali Source: SBS Somali

Cabdiwahaad Qalinle waa mid ka mid ah xubnaha ugu firfircoon jaaliyada Soomalida ee degan Melbourne. Wuxuu ku baaqay in la caawiyo dadka abaartu ku dhufatay ee bariga Africa gaar ahaan gobolka Awdal. Wuxuu sheegay in jaaliyadu tahay mid fiican laakiin uu jeclaan lahaa inay leeyihiin hal dalald oo ay ku midaysan yihiin.

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Cabdiwahaad Qalinle waa mid ka mid ah xubnaha ugu firfircoon jaaliyada Soomalida ee degan Melbourne. Wuxuu ku baaqay in la caawiyo dadka abaartu ku dhufatay ee bariga Africa gaar ahaan gobolka Awdal. Wuxuu sheegay in jaaliyadu tahay mid fiican laakiin uu jeclaan lahaa inay leeyihiin hal dalald oo ay ku midaysan yihiin.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now