Shir looga hadlayo dadka laga tirada badan yahay oo ka furmay Muqdisho.
Minority rights group Source: Minority rights group
Shir looga hadlayo digaaca dadka laga tirada badan yahay ayaa ka furmay Soomaaliya. Shirka ayaa diirada lagu saaray sooca ay wajahaan dadka laga tirada badan yahay ee Soomaaliya.
Share