Brazil oo noqonaysa dalka labaad ee ugu dhimashada badan COVID-19. Donald Trump oo u diyaargaroobaya ololaha doorashada iyo dalal ka tirsan Yurub oo dib u furaya xadadkooda.
- Brazil oo hal maalin ay COVID-19 u dhinteen 1188.
- UK oo soo gadanaysan 10 milyan oo qalabka lagu baaro coronavirus.
- Canada oo caawinaysa dadka dalka loogu yimid
Share





