Waddamada adduunka ayaa hadda u tartamaya sidii mid waliba tallaallada uga heli laha qayb libaax. Tirada dadka COVID-19 laayey ee Waqooyiga Africa waxay kor u dhaaftay siddeed kun.