Iyadoo Melbourne uu mar kale COVID-19 ka dilaacay, waxaa socda wacyi-galinta bulshada Soomaalida. Mahad Warsame oo bulshada Soomaalida la shaqeeya ayaa SBS Somali uga waramay arimaha COVID-19.