Cunsuriyada qarsoon ee lagu hayo dadka dalkan loogu yimid

Indigenous activists participating a rally. Source: AAP
Cunsuriyada cad waxaa ka daran tan qarsoon oo dadku aysan toos u muujin laakin ay aaminsan yihiin. Daraasada ayaa lagu ogaaday in 4 tiiba 3 shacabka Australia ay ka aragti aan fiicnayn dadka dalka loogu yimid.
Share