Cunsuriyadda soo galootida Victoria iyo ololeha dowladda

Shepparton, Victoria Australia Source: Wikipedia
Cunsuriyadda lagula kaco dadka reer Victoria awgeed, ayay Dowladda Victoria bilaabaysaa olole iyo maal-gelin lagula dagaallamayo cunsuriyaddaha bulshada dhexdeeda. 3.8 malyan oo doollar bay dowladdu siinaysaa ururrada u adeega bulshooyinka kala dhaqanka iyo diimaha duwan si ay ugu howl galaan
Share