SKIP TO MAIN CONTENT

Dadka aan Muslimiinta ahayn oo loo furay masaajidada Victoria

Sheekh Ciise
Source: SBS Somali

Waxaa gobolka Victoria ka dhacay maalinta loo bixiyay Mosque Open Day 2022 oo ah maalin dadka diimaha kale haysta loo furo masaajidada si ay wax uga fahmeen diinta Islamka iyo Muslimiinta. Barnaamujkan ayaa ah mid bulshada la isugu soo dhawaynayo si meesha looga saaro qaladaadka laga fahan san yahay Islamka. Sheekh Ciise Muuse ayaa nooga waramay muhiimada maalintaas.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Waxaa gobolka Victoria ka dhacay maalinta loo bixiyay Mosque Open Day 2022 oo ah maalin dadka diimaha kale haysta loo furo masaajidada si ay wax uga fahmeen diinta Islamka iyo Muslimiinta. Barnaamujkan ayaa ah mid bulshada la isugu soo dhawaynayo si meesha looga saaro qaladaadka laga fahan san yahay Islamka. Sheekh Ciise Muuse ayaa nooga waramay muhiimada maalintaas.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now