Dadka degan saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington oo magdhow la siinayo
Dadka degan saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington oo magdhow la siinayo

Bandowgii North Melbourne iyo Flemington oo magdhow laga bixinayo
Dacwo wadareed ka dhan ah dawlada Victoria oo ay wadeen dadka degan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North Melbourne ayaa la sheegay in heshiis laga gaaray oo dadka magdhow lacageed lagu siinayo.
Share