Dal Qatar iyo dhaliilaha World Cup maxaa kala haysta?
Dalka Qatar oo la dhaliilay iyada oo waqti yar ka haray World Cup-ka

The 2022 FIFA World Cup will take place in Qatar.
Cayaraaha aduunka 2022 ee Qatar ka dhacaya ayaa waxaa hareeyay muran laga soo bilaabo markii lagu dhawaaqay 2010 in tartankan lagu qabanayo dalkan khaliijka ku yaal.
Share