Dalmer Koshin waa aqoonyaha bartay macluumaadka batroolka, una shaqeeya shirkada Rio Tinto ee dalkan Australia. Wuxuu jeclaan lahaa mar inuu fursad u helo inuu ka shaqeeya batrool laga soo saaro Soomaaliya.
Dalmer Koshin : Haddii fursad timaado waa jeclaan lahaa inaan Soomaaliya ka shaqeeyo"
Share





