Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dastuurka Australia ma ogola in qof dhalaso kale haysta uu baarlmaanka galo

Minister for Immigration, Citizenship and Multicultural Affairs David Coleman during Question Time in the House of Representatives at Parliament House in Canberra, Wednesday, September 12, 2018. (AAP Image/Mick Tsikas) NO ARCHIVING

Minister for Immigration David Coleman Source: AAP

Australia waxaa ku nool malaayiin qof oo ku dhashay dal kale oo haysta dhalaso labaad, haddaba Australia lama ogola in qof dhalasho labaad haysta oo isu sharaxo baarlamaanka Australia. Qodobka dastuurka ayaa la sheegay inuu dad badan ka hor istaagayo inay siyaasada galaan.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now