Mucaaradka federalka ayaa sheegay in Senatorka muranka dhaliyay Sam Dastyari uu wali mustaqbal siyaasadeed leeyahay. Laakiin dawlada ayaa wali diidan inay ka harto arinta Senatorka inkastoo u iscasilay iyadoo sheegay in Laborka la wasaqeeyay.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

