Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dawlada Australia oo lagu booriyay inay caawiso dadka gaajaysan ee Bariga Africa

Feysal Ahmed.jpg

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Queensland iyo Hay'ado gargaar ayaa dawlada Australia ka dalbanaya inay ka qayb qaadato gargaarka loo fidinayo dadka macaluushu saamaysay ee Bariga Africa iyo qaybo kale oo dunida ah.


Dawlada Australia oo lagu booriyay inay caawiso dadka gaajaysan ee bariga Africa


Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now