Dawlada Australia oo lagu eedeeyay inay diiday qoysaska in la mideeyo

Source: AAP
Ururo u dooda xaquuqda qaxootiga ayaa ku eedeeyay dawlada Australia inay si ula kac u kala fogaynayso qoysas si qaxooti kale uusan Australia usoo hawaysan.
Share
Source: AAP