Dawlada Victoria oo lacago ku caawinaysa bulshooyinka soo galootiga ah

Adapting to a new country is cited as one of the factors leading to mental illness in young African migrants. Source: AAP
Dawlada Victoria ayaa ku dhawaaqday inay lacag u qoondaysay sida loo caawin lahaa dadka soo galootiga ah ee xanuunka COVID-19 uu saameeyay.
Share