Source: SuppliedWarbixin ka soo baxday Ombusman-ka Victoria oo ah hay'ad madax banaan oo eegta dacwooyinka ka dhanka ah hay'daha dawlada iyo ururada iyo shirkada ayaa sheegtay in dawlada looga baahan yahay inay raali galin bixiso.
Warbixin ka soo baxday Ombusman-ka Victoria oo ah hay'ad madax banaan oo eegta dacwooyinka ka dhanka ah hay'daha dawlada iyo ururada iyo shirkada ayaa sheegtay in dawlada looga baahan yahay inay raali galin bixiso.