Baarlamaanka Denmarka ayaa ka doodaya isbadal lagu sameeyo xeerka socdaalka. Isbadalka la damacsan yahay ayaa waxaa ka mid qorshe muran dhaliyay oo qaxootiga looga qaadayo waxii hanti ah oo ay wataan markay dalka soo galaan. Hindisahan ayaa waxaa canbaareeyay hayada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay.
Share




