Credit: WikipediaDowlada Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal qorsheysan oo ka dhana Alshabaab kaasoo saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Xooga iyo kuwa NISA ay ka fuliyeen deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeelada Dhexe.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal qorsheysan oo ka dhana Alshabaab kaasoo saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Xooga iyo kuwa NISA ay ka fuliyeen deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeelada Dhexe.