The Young Votes group are encouraging young people to vote and reminding them of the power of the youth vote. Source: AAP Image/Penny Stephens
Dhalinyaro ka badan 600 oo kun oo da'doodu u dhaxayso 18 ilaa 20 sano ayaa markii ugu horeeyay ka qayb qaadaanaya doorashada federalka. Haddaba maxay codkooda mudnaanta siinayaan, mase kala yaqaanaan siyaasada xisbiyada kala duwan ee tartamaya?