A 19-year-old Preston man has been arrested and charged with murder and kidnapping. (Victoria Police) Credit: Victoria Police
Sideed wiil oo dhalinyaro ah ayay booliska Victoria dacwooyin dil iyo afduub ah ku soo oogeen kadib dilkii wiil Soomali-Australian ah oo 16 bishii October lagu dilay xaafada West Heidelberg, iyo afduub loo gaystay nin degan xaafada reservoir.

Dhalinyaro loo haysto dilka wiil Somali_Australian ahaa