Dhimashada dhulgariirkii Turkiga iyo Syria oo sare usii kaceysa iyo warar kale

360 degree view of the earthquake area. Turkey and Syria have experienced the worst earthquakes to strike the region in almost a century. Credit: SOPA Images/Sipa USA/AAP Image
Dhulgariirkii Turkiga iyo Syria ka dhacay ayaa tirada geeridu sare usii socotaa, iyadoo xaalada ban'aadanimo kalen ay bilaabatay. Gargaarka dhanka Syria ayaa laba ilin loo furay. Caruurta ku wax yeelowday dhulgariirka labada wadan ayaa 7 million gaadhaya.
Share