Refugee Rally
Dibadbaxyo lagu doonayay in la xiro xeryaha dibadda ee qaxootiga

Protesters attend a rally demanding permanent visas for refugee outside Parliament House in Canberra, Monday, March 6, 2023. (AAP Image/Lukas Coch) NO ARCHIVING Source: AAP / LUKAS COCH/AAPIMAGE
Kooxaha u ololeeya qaxootiga ayaa ugu baaqaya dawlada federalka ee Australia inay soo afjarto siyaasada xeryaha dibada ee lagu hayo dadka magnaglayodoonka ah.
Share