Dilka israacinta oo Australia si buuxda uga hirgalay

Source: AAP
Wadanka Australia ayaa si buuxda looga hirgaliyey ogolaanshaha dadka nolasha ka quustay in ay qaadan karaan go'aan ay nolashooda kusoo afjaraan, iyagoo isdil laga caawinayo caafimaad ahaan sameynaya.
Share