Doorashada Australia iyo cida guusha loo filayo.

Carlton Housing Resident Hamdi Ali. Source: 3CR
Bari Sabtida 21/05/22 ayaa Australia doorasho loo dareeri doonaa, iyadoo ayna jirin cid si buuxda loo odarasi karo in ay si hubaala u laaci doonto guusha.
Share