Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dowlada Soomaaliya oo si adag u beenishay sheegashooyinka Alshabaab

Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya Ahmed Macali Fiqi, ayaa si adag u beeniyey sheegashooyinka Alshabaab ee ahaa in ay deegaanka Cawsweyne ee gobalka Galguduud weerar ay ka geysteen in ay jab gaadhsiiyeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now