The flagpole and the exterior is seen of Parliament House in Canberra, Australian Capital Territory, Monday, March 17, 2025. (AAP Image/Mick Tsikas) NO ARCHIVING Source: AAP / MICK TSIKAS/AAPIMAGE
Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa shuruud ku xidhay si ay u taageeraan. Halkan ka dhegeyso.

Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xayeysiisyada khamaarka