Dr Aweys Omar "in chip dadka lagu talaalo, in dhalmada dadka laga dilo waxba kama jiraan"

Source: SBS Somali
Dr Aweys oo ka hadlay arimaha talaalka gaar ahaan wararka beenta ah ee laga fidiyo talaalka COVID-19 ee dhawaan Australia laga bilaabayo.
Share