SKIP TO MAIN CONTENT

Dr Cabdi-ilaah oo ka waramaya cudurka Foot & Mouth (Raaf-dilaaca & Cabeebka)

Dr Abdi-ilah
Source: Abdi-ilah

Cudurka Foot and Mouth (Raaf-dilaac & Cabeebka) ayaa ka dilaacay wadanka Indonesia. Cudurkan oo ah cudur xoolaha ku dhaca ayaa saamayn yeesha marka uu dilaaco. Australia ayaa dadaal badan ugu jirta sidii cudurkan uusan usoo gaadhi lahayn wadanka guduhiisa. Dr Abdi-ilaah Maxamed Xaashi - oo ah takhtar bartay cilmiga xoolaha, hadana ah takhtarka indhaha dadka, kana hawlgala magaalada Melboune, Australia - ayaan ka waraysanay cudurkani waxa uu yahay, saameynta uu gaysto, dadka inuu u gudbo iyo in kale, siyaabaha uu ku faafo iyo qaabka loo xakameeyo.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now