Dugsiyada sare ee NSW oo laga mamnuucayo Mobileda
Dugsiyada sare ee NSW oo laga mamnuucayo Mobileda

Source: Getty / Getty Images
Dawlada cusub ee NSW ayaa fulisay mid ka mid ah balanqaadyadii doorashada iyada oo mamnuucaysa in ardaydu mobilada ku isticmaasho iskuulada sare.
Share