SKIP TO MAIN CONTENT

ECOWAS oo faragalin ciidan la maagan NIGER.

Niger Coup.jpg

Wadanka Niger ayaa afganbi ka dhacay 26 July 2023, halkaas oo madaxweynihii wadanka ka tiliyey Mohamed Bazoum haatan xabsi guri laga dhigay. Ururka ECOWAS ayaa shir uu arimahaa ka yeeshay sheegay in ay faragalin ciidan go'aan ku qaateen in ay dib ugu soo celiyaan nidaamkii sharciga ahaa, balse waqtiga ay qariyeen.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Wadanka Niger ayaa afganbi ka dhacay 26 July 2023, halkaas oo madaxweynihii wadanka ka tiliyey Mohamed Bazoum haatan xabsi guri laga dhigay. Ururka ECOWAS ayaa shir uu arimahaa ka yeeshay sheegay in ay faragalin ciidan go'aan ku qaateen in ay dib ugu soo celiyaan nidaamkii sharciga ahaa, balse waqtiga ay qariyeen.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now