Eng: Guuleed Maxamuud oo ka waramay xaalada ceelasha Soomaaliya.

Eng: Guled Mohamoud
Eng. Guuleed Maxamuud, oo ah khabiir dhanka biyaha, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaaca SBS uga waramay xaalada ceelasha Soomaaliya, qodidooda iyo dayac-tirkooda.
Share