Bulshooyinka jinsiyadaha ayaa walaac ka muujiyay miisaaniyada federalka.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Bulshooyinka jinsiyadaha ayaa walaac ka muujiyay qaybo ka mid ah miisaaniyada federalka. Waxay sheegeen inay soocid ku samayn karto qaybo ka tirsan bulshooyinka soo galootiga iyo qaxootiga.
Share