Shaqaalaha maqaayada iyo hoteelada oo la dhiigmiirto.
SBS BRAND 2011 Source: SBS
Baaritaan gaar ah oo SBS samaysay ayaa lagu ogfaaday in shaqaalaha maqaayadaha la dhiigmiirto. Qaar ka tirsan shaqaalahahaas ayaa la siiyaa lacag aad u yar iyadoo qaar la siiyo $6 saacadii iyadoo tan sharciyan ugu yar ay tahay in la siiyo 17 Doolar.