Faa'iidooyinka jimicsiga iyo kooxda Ila Orod

Source: Supplied
Koox la dhisay dalka Sweden sanad ka hor ayaa dhiiraglin u noqotay Soomaali badan oo caalamka kala jooga. Cabdiwahaab Qalinle oo deggan Melbourne ayaa sheegay in kooxdaasi ay ku dhiiraglisay inuu jimicsi badan sameeyo, uuna caafimaadka ka dareemay isbadalkan.
Share