Faarax Warsame Gudoomiyaha Somali Community inc oo kulankii 26 Jan aan ka waraysanay.

Faarax Warsame oo ah Gudoomiyaha Somali Cummunity Inc ayaa kulan balaadhan oo uu soo agaasimay qabtay 26 Jan. Kulanka waxaa kasoo qayb galay Jaaliyada Soomaaliya ee Melbourne adaxdeeda iyo madax kaloo badan oo Australiana. Laanta Afsoomaaliga ee SBS ayaa waraysi la yeelatay.
Share