Facebook maxay u mamnuucday wararka Australia?

Facebook and Australian Newspapers Source: AAP Image/Lukas Coch
Facebook ayaa maalintii Khamiista joojisay dhamaan wararka warbaahinta Australia. Tan ayaa jawaan u ah dawlada federalka oo wada sharci ku qasbaya Facebook inay lacag siiso warbaahinta Australia.
Share