Kooxaha Falatiiniyiinta Australia ayaa soo dhaweeyay, amaanayna go'aanka dawlada Australia qaadatay ee ah inay isticmaalayso erayada 'Dhulka Falatiiniyiinta ee la haysto' marka ay tilmaamayso West Bank iyo Gaza.
Falastiiniyiinta oo soo dhaweeyay isbadalka siyaasadeed ee Australia
Share





