Cabdirahman Faroole waa madaxweynihii hore ee Puntland hadana u taagan xilka madaxweyne ee dawlada federalka Somaliya. Wuxuu ka qudbeeyay xaflad loogu qabtay Melbourne isagoo isu diyaarinaya ololihiisa.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

