Fartun Farah "xanuunka dhimirku ma ah wax la qarsado"

Source: SBS Somali
Asbuucan waxaa aduunka laga xusay xanuunka dhimirka. Fartun Farah oo ka tirsan East African Women's foundation oo qoyskeedu uu saameeyay xanuunka dhimirku ayaa ka warantay sida Soomaalidu ula dhaqanto xanuunka iyo adeegyada jira.
Share