A graphic illustration created on Thursday, June 25, 2026 including a map of Australia showing where the three cases of H5N1 bird flu have been detected so far, with two cases in Western Australia, and one in South Australia so far. (AAP Image) Source: AAP / Susie Dodds/AAPGRAPHICS
Fayrasta shimbiraha ee la yiraahdo H5N1 oo dilaa ah ayaa gaartay gobol-ka South Australia, iyadoo la xaqiijiyay in shimbir saddexaad oo nooca badda ahi ay qaadday cudurka, isla markaana laga cabsi qabo in kiisasku ku sii bataan gudaha dalka.