Fiaza Aden "Association haddii la sameeyo mid kale ayaa ka ag furta"

Source: SBS Somali
Faiza Aden waxay baratay arimaha caruurta iyo sida ugu fiican ee loo koriyo waxayna waalidiinta la wadaagaysaa caqabadaha la soo gudboonaada siday uga gudbi lahaayeen.
Share