At least 15 people have died in clashes in the town of Afgoye in southern Somalia. (AAP) Source: AAPDagaal u dhexeeya ciidanka Puntland iyo Al-shabaab ayaa ka qarxay gobolka Nugal. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa ku eedeeyay qulyo uusan carabka ku dhufan inay isku dayayaan inay carqaladeeyaan Puntland. Wasiirka ayaan shaacin qasaaraha dagaalka.
Dagaal u dhexeeya ciidanka Puntland iyo Al-shabaab ayaa ka qarxay gobolka Nugal. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa ku eedeeyay qulyo uusan carabka ku dhufan inay isku dayayaan inay carqaladeeyaan Puntland. Wasiirka ayaan shaacin qasaaraha dagaalka.