Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dad badan 26 Janaayo waxay u tahay maalin murugo.

AAP

AAP Source: AAP

Dad badan ayaysan 26 Janaayo u ahayn maalin farxadeed ee waxay u tahay maalin murugo. Qaar badan oo ka mid ah dadka dalka loogu yimid waxay u yaqaanaan maalintan maalintii dalka lagusoo duulay ama maalintii badbaadinta. Kumaankun qof ayaa socod ku maray magaalooyin ka mid ah dalka iyagoo ka mudaharaadaya maalinta qaranka.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Share this with family and friends

Dad badan ayaysan 26 Janaayo u ahayn maalin farxadeed ee waxay u tahay maalin murugo. Qaar badan oo ka mid ah dadka dalka loogu yimid waxay u yaqaanaan maalintan maalintii dalka lagusoo duulay ama maalintii badbaadinta. Kumaankun qof ayaa socod ku maray magaalooyin ka mid ah dalka iyagoo ka mudaharaadaya maalinta qaranka.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now