Taliyihii hore ee ciidanka David Morrison ayaa noqday Australian of the year sanadka 2016. Waxaa sidaa ku dhawaqay RW Malcolm Turnbull Mr Morrison ayaa bilada Australia of the year lagu siiyay cawska hore ee aqalka baarlamaanka Canberra