AAP Source: AAPKu xigeenka madaxa xafiiska canshuuraha Australia oo wajahaya dacwooyin ku aadan canshuuro isdabamarin balaaran oo lala xariirinayo wiil uu dhalay. Michael Cranston wiilkiisa oo 30 jir ah Adam iyo 8 qof oo kale ayaa loo xiray baaritaan waxisdabamarin wayn oo 165 malyan oo doolar ah.
Ku xigeenka madaxa xafiiska canshuuraha Australia oo wajahaya dacwooyin ku aadan canshuuro isdabamarin balaaran oo lala xariirinayo wiil uu dhalay. Michael Cranston wiilkiisa oo 30 jir ah Adam iyo 8 qof oo kale ayaa loo xiray baaritaan waxisdabamarin wayn oo 165 malyan oo doolar ah.